R/W Rooble iyo Musharaxiinta oo gaaray Hotel Decale iyo iyo kulan toos ah oo furmaya

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno la socda ayaa  goordhaw gaaray Hotelka Decale ee ku dhax yaala Garoonka Aadan Cadde halkaas uu kula kulmayo Golaha Midowga Musharaxiinta. Golaha Midowga Musharaxiinta oo isku aruursaday hotelka Jaziira ayaa dhankooda gaaray Hotelka Decale , waxaana la filayaa in  halkaasi uga furmo kulan toos ah … Continue reading R/W Rooble iyo Musharaxiinta oo gaaray Hotel Decale iyo iyo kulan toos ah oo furmaya